Dibiga Booran ee Soomaaliya
Dibiga Booran ee Soomaaliya waxaa lagu gartaa Caddaan ama cawl oo leh midab madow iyo Qaab-jir weyn, laab qoto dheer, murqo muuqda iyo kurus weyn. Waxaa laga ururiyaa Afmadow, Luuq iyo Gedo, waxaana loo diyaariyaa sahay ganacsi iyadoo lagu kala saaro miisaanka iyo xaaladda jirka.
Akhri wax dheeraad ah...




