Riyaha Barbari ee Soomaaliya
Riyaha Barbari ee Soomaaliya waxaa lagu gartaa Badanaa caddaan iyo Jir dhuuban, dhogor gaaban iyo gadh muuqda. Waxaa laga ururiyaa suuqyada ururinta ee waqooyiga iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana loo diyaariyaa sahay ganacsi iyadoo lagu kala saaro miisaanka iyo xaaladda jirka.
Akhri wax dheeraad ah...


